Hargeysa0ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u magcaabay Maareeye ku xiggeenka Dekeddaha Somaliland Cumar Abokor Jaamac oo hore uspp qabtay xilkaa, isla markaana muddo dheer Maareeye ku xiggeen kasoo ahaa Dekaddaha Somaliland.


Digreeto kasoo baxday maanta Xafiiska Madaxweynaha Somaliland, oo nuqul ka mid ah ay heshay shebekadda wararka ee Araweelo News Network, waxa lagu sheegay in Madaxweynuhu markii uu arkay masuuliyadiisa, aqoontiisa iyo kartidiisa u mgcaabay Maareeye ku xigeenka Dekeddaha Somaliland Cumar Abokor Jaamac.


Wareegtada Madaxweynuhu ku magcaabay masuulkaa ayaa u qornayd sidan:-