Ataweelo News Network

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Sawir la galay Masuuliyiinta Iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta 18 April 2018

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Kormeer Kadis ah ku Tegay Xarunta Wasaarada Warfaafinta, ayaa Mas’uuliyiinta Sare ee Wasaaradaa ku amray dhamaystirka Khilaaf muddooyinkii u danbeeyay taagnaa oo u dhexeeyay Maamulka Wasaaradaa iyo koox ka mid ah hawlwadeenada wasaaradda  oo ka mid ah Labeenta weriyayaasha ee Wasaaradaas, kuwaas oo ka cadhooday tallaabooyin Wasiirka Wasaaradda Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo wax ka bedel ku sameeyay markii uu xilka la wareegay dhawr bilood ka hor.

Halkan ka dhegeyso Madaxweynaha oo arrintaa ka hadlaya.

 

https://youtu.be/5Su0HhZNtBE