Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Ciidal Fidriga awgeed dhammaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland iyo Guud ahaan Muslimiinta meel ay joogaanba.sidaa waxa lagu yidhi, dhanbaal Madaxweynuhu ku hanbalyeeyay shacbigiisa.

Dhnabaalka Hanbalyada munaasibada Ciidal Fidriga, wuxuu shacbiga u rajeeyay inay ciida ciideeda ku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo.

Halkan ka daawo Hanbalyada Madaxweynuhu u diray  shacabka Somaliland.