TelesomDahabshiil
Published On: Sat, Jun 6th, 2015

Madaxweynaha Somaliland Safar Kedis Ah Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta Kana Hadlay Ujeedada Safarkiisa

Madaxweyne Silanyo oo ka dhoofaya Madaarka Hargeysa  7 Jun 2015

Madaxweyne Silanyo oo ka dhoofaya Madaarka Hargeysa 7 Jun 2015

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa u kicitimay maanta Imaaraadka carabta oo ay weftigu ka heleen martiqaad rasmi ah.

wefdiga madaxweynaha

sagootiskii wefdiga madaxweynaha

????????????????????????????????????

wefditga Madaxweynaha Somaliland

Safarkan madaxweyanaha oo qaadan doona dhawr maalmood waxa uu madaxweynuhu saxaafada xog ka siiyey ujeedada socdaalka isaga oo madaxweynuhu sheegay in ay ka wada hadlidoonaan inta ay ku sugan yihiin Imaaraadka sidii labada dal ay u sii xoojin lahaayeen xidhiidhka labada dal iyo wada shaqayntii walaaltinimo ee horeba ay u wada lahayeen.

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu sheegay in ay ka wada hadlidoonaan mashaariic dhawra oo dani ugu jirto dalka iyo shacbiga Somalilandba.

Madaxweynaha Somaliland ka hor intii aanu Diyaarada ka Fuulin saaka Madaarka Egal international

Madaxweynaha Somaliland ka hor intii aanu Diyaarada ka Fuulin saaka Madaarka Egal international

????????????????????????????????????

C iidanka oo salaan sharaf siinaya Madaxweynaha

 

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

???? ????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Xubnaha madaxweynaha ku wehlinaayey Safarkiisa shaqo waxa ka mid ahaa

1. Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde

2. Wasiirka W/Warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka JSL, Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse

3. Wasiirka Madaxtooyada JSL, Xirsi Cali Xaaji Xasan

4. Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Cali Axmed Cali

5. Wasiirka W/Arrimaha Gudaha JSL, Cali Maxamed Warancade

6. Wasiirka W/Biyaha, Baashe Cali Jaamac

7. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Xasan Daahir Dhinbiil

8. Xoghaynta gaarka ah ee Marwada Madaxweynaha JSL, Sabaax Cali Diiriye

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

About the Author

- #Arraale Mohamoud Jama is a freelance journalist and human rights activist with more than 20 years of experience as a professional journalist and human rights activist, as well as a writer and investigative journalist on a wide range of topics related to social issues, human rights, politics and security, economics, democracy, and good governance. He has written extensively on regional and international events, and has worked Somaliland newspapers, and Human rights organization. In 2008, he created the website #Araweelo #News #Network, and is based in Somaliland and is currently managing it; #Arraale is a specialist in investigating and reporting on human rights, democracy, security, and good governance issues. Contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Human Rights

Businesses

Pin It