Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay natiijada wada hadaladii ay dalka Djibouti kula yeesheen madaxda Soomaaliya, wuxuuna sheegay in aannay qorshaha beesha Caalamka ee ah in Soomaalidu wada hadasho aannu ahayn mid soconaya.

Madaxweyne Biixi, wuxuu arrimahaa iyo kuwo kale kaga hadlay hadal uu ka jeediyay qasriga Madaxtooyadda Somaliland, kadib markii Wefdigii uu hoggaaminayay oo dalka kusoo laabtay maanta, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Hargeysa, kadib markii ay kasoo laabteen maanta.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Biixi jeediyay