madaxweynexigeenkasomalilandsafarHargeysa(ANN)Madaxweyne ku xigeenka JSL. Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici oo socdaal muddo qaatay kusoo maray qaarada waqooyiga Ameerika ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay.

madaxweynekuxigeenkasafar2
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, waxa si heer qaran ah loogu soo dhoweeyey garoonka Egal intranational Airport ee magaalada Hargaysa, wuxuuna warbaahinta uga waramay ujeedada guud ee socdaalkiisii iyo waxii uu kala soo kulmay.

Halkan Ka Daawo Riix.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.