Araweelo News Network

Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine)

Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici, islamarkaana ah kusimaha Madaxweynaha,  ayaa shaqada ka joojiyay Badhasaabka gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine) oo maalmihii u danbeeyay khilaaf u dhexeeya isaga iyo Maayarka Boorame dibada usoo baxay.

Qoraalka Madaxweyne ku xigeenku shaqada kaga joojiyay Bashaabka Awdal Mustafe Shiine oo ku taariikhaysnaa 28 August 2017, isla markaana  lagu xusay asbaabaha uu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland u cuskaday inuu shaqada ka joojiyo masuulkaa, ayaa u qornaa sidan:-