Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo wefdigiisa oo maalmihii u danbeeyay ku maqnaa Dalka Ethiopia, ayaa maanta kusoo laabtay dalka. Madaxweynaha iyo xubnaha xukuumadda ee ku weheliyay safarkaa, ayaa galabta kasoo degay Garoonka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

 

Wasiiradda Gancsiga iyo Warbarashada iyo Sayniska oo ka mid ahaa masuuliyiinta safarkaa ku weheliyay Madaxweynaha, ayaa la Hadlay warbaahinta, waxayna war bixiyeen safarkoodii.

Halkan Ka Daawo.