WAR-SAXAAFADEED

Hargeysa(ANN)-Madaxweyha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa magcaabis Iyo  Isku bedel ku sameeyay masuuliyiin ka tirsan xukuuumaddiisa, Isla markaana kusoo daray xubno cusub oo Haween ah.

sida lagu sheegay Qoraal saxaafadeed kasoo baxay Qasriga Madaxtoiyadda oo soo gaadhay shebekadda Araweelo News Network, kaas oo u qormaa sidan:-

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid iyo Isku-beddel

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;

Waxaan Go’aamiyey;

1) In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:

 

 

 

Isku Shaandhayntii u horaysay ee Madaxweyne Muuse Biixi

 

 

 

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha JSL.