siilan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Madaxweyne Siilaanyo: Halyeynimadii Shalay iyo Heeryada Maanta, waxad ka dhegeysataa dhacdooyinkii Madaxweyne Siilaanyo xiligii  uu hoggaaminayay mucaaradka ugu balaadhan ee Xisbiga Kulmiye oo kasbaday waqtigaa taageerayaal sida daadka u qul-qulaya, kuwaas oo Madaxweyne Siilaanyo oo hoggaaminaya xisbiga marxalado kala duwan iyo dhacdooyin kala duwan khudbado kaga jeediyay.

 

 

 

 

 

 

 

Ka boggo, wixii dhacay maalmahaa iyo dhacdooyinka aan waxba iska bedelin