Share this:

" />
Telesom Dahabshiil
Published On: Thu, Oct 8th, 2015

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Dareen Celiyay Sidii Loogu Soo Dhoweeyay London

010madaxweynesilanyo
London(ANN)Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigiisa oo maal mihii u danbeeyay booqasho rasmiya ku joogay dalka Jamhuuriyadda Ireland, isla makaana kulamo la yeeshay moadaxweynaha Irelànd iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah xukuumaddiisa, ayaa kasoo degey xalay Garoonka Diyaaraha ee Heathrow Airport, waxaana si weyn ugu soo dhaweeyay halkaà Jaaliyada ku dhaqan Magaalada London ee cariga ingiriiska.

Wasiirka arrimaha debadda Maxamed Biixi Yoonis, oo ka mid ah Waftiga Madaxweynaha oo hadal u jeediyay dadkii soo dhaweyay, ayaa uga waramay Waftiga iyo kulamadii ay la soo yeesheen Madaxda waddanka Ireland, kuwaas oo uu Wasiirku ku tilmaamay inay ka soo baxeen midha dhal wax weyn ka tari doona qadiyada iyo himilada shacbiga Somaliland.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63442 5380

Smiley face

About the Author

- Arraale Mohamoud Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Advertisement

Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp