Araweelo News Network

Madaxweyne Siilaanyo oo booqanaya Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland.


Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kormeer ku tegay Taliska guud ee ciidanka Booliska Somaliland oo lagu kordhiyay gaadiid farabadan iyo dhismayeel cusb, kuwaas oo weli socda, isla markaana Madaxweynuhu horre u dhagax dhigay.

Halkan Daawo.