Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland ayaa saaka kulan la yeelanaya Labada file baarlamann’ waxaana la filayaa in Madaxweynuhu qudbad uu halkaa ka jeedinayo kusoo qaado arrimaha dib u dhaca doorashooyinka xaalada dalku marayo I yo arrimo kale.