Araweelo News Network

soodhowayntiimadaxweynahaHargeysa(ANN)Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo socdaal afar maalmood ah ku qaatay Gobolada Bari ee Dalka ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda somaliland ee Hargaysa, halkaas oo si balaadhan loogu soo dhoweeyey.