terminalka berberaBerbera(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo oo maanta socdaal shaqo ku tegay Xarunta Gobolka Saaxil, ayaa Xadhiga ka Jaray Dhismaha Terminalka Cusub oo Madaarka Berbera lagu kordhiyay.
Halkan Ka Daawo Riix

 

 

 

muuqaalka terminalka

Muniir Daallo
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews