kulanka madaxweynaha iyo haweenaydaHargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador. Cat Evans oo ah haweenay safiir ku xigeen cusub oo dawlada ingiriisku dhowaan u magcawday safaarada ay ku leedahay xarunta dalka Ethiopia ee Adis-ababa.

 

 

 

 

Ambassador. Cat Evans

Ambassador. Cat Evans

Ambassador. Cat Evans oo booqashada ay ku timi Somaliland lagu sheegay inay ujeedadeedu tahay mid is barasho ah, waxayna kulan albaabada loo xidhay la yeelatay Madaxweynaha Somaliland oo ku qaabilay xafiiska, kulankaa ka dib waxay haweenayda iyo Wasiir ku xigeenka arrimaha Dibadda Mawliid Maxamed Karaani wada jir ula hadleen saxaafada.
Halkan ka dhegeyso codka riix.

 

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews