Araweelo News Network

Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi iyo Madaxweynihi saddexaad ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin photo file Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Ka hadlay colaada soo noq-noqotay ee deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, wuxuuna ugu baaqay dadka walaalaha ah ee deegaankaa inay joojiyaan colaada aan macnaha lahay.

Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu hadalkaa ka sheegay mar uu caawa  Qasriga Madaxtooyadda Somaliland kaga qaybaglay xuska 27 guuradii kasoo wareegtay markii Somaliland lasoo noqotay xoriyadeeda 18 May 1991.

Halkan Ka Daawo Daahir Rayaale Oo Ka hadlaya arrintaa.