booqashadasuldaankaHargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa ku booqday Cusbitaal ku yaal magalaada Hargeysa Suldaan Maxamed Xisri Qani oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland.

boqashadasuldanka2
boqashada3
Booqashada Madaxweynaha kadib qqoraal Madaxtooyadu kasoo saartay ayaa u qornaa sidan:-
” Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu cubitaalka International Hospital ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo boodo ah u jiifay ilaa Xalay Dhakhtarkaas, xaaladiisa caafimaadna ay aad u culustahay isaga oo koomo ku jira Suldaanku.

Madaxweynuhuna waxa uu ALLE uga baryey caafimaad sareecana oo degdega inuu siiyo kana dulqaado xanuunka suldaanka.