Marwada oo dhagax dhigtay xarun lagu daryeelo agoomahaHàrgeysa(ANN)Marwada Qaranka Somaliland oo Dhagax dhigtay Xarun cusub oo lagu daryeeli doono Dadka Maskaxda ka buka, taasi oo laga hirgelindoono Xaafada Masalaha, dhismeheeda iyo kharashka ku baxayana ay kafaalaqaadeen haweenka gaaroodi oo iyaguna goobjoog ahaa.
Marwada oo dhagax dhigtay xarun cusub oo Agoomaha loo dhisayo
waxa kale oo marwada ku wehelinaayey dhagaxdhigaasi wasiirka Caafimaadka iyo Maayar ku xigeenka Caasimada Mudane Cabdicasiis Caga-weyne ahna ku simaha Maayarka ah iyo Xildhibaano tiro badan oo kale.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews