muqalkaxaruntakomishankaHargeysa(ANN)Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa kulan albaabada loo xidhay la yeeshay wakiilo ka socday sadexda Xisbi.

Kulankaa oo maanta ka dhacay Xarunta Komishanka ee magaalada Hargeysa, ayaa lagaga hadlay arrimaha doorashooyinka kaabiga saaran iyo diiwaangelinta weli qabyada ah ee ka socota gobolada dalka qaarkood.

Warbaahinta, ayaa dibada ka joogtay kulanka, balse markii laga soo baxay waxa faah-faahin ka bixiyay waxyaabaha lagaga hadlay iyo waxa laysla qaatay Masuuliyiinta Xisbiyada Qaranka.

Halkan Riix Warkaa oo dhamaystiran

Araweelo News Network
Somaliland Office
E-mail Jaamac132@gmail.com
info@araweelonews.com