wefdi maraykan ah

 

 

 

 

 

 

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti Balaadhan oo ka socda Dawlada Maraykanka oo isgu jiray Dublamaasiyiin iyo masuuliyiin sare oo madax ka ah Hay’addaha Caawimooyinka ee ugu waaweyn dalka Maraykanka.

 

msilanyo
Miss Etim Linda oo ah Haweenay ku xigeen ka ah Hay’adda Caawimooyinka ugu weyn ee Maraykanka USIAD iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia, kulankaa ka dib waxa warbaahinta wadajir ula hadlay Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland iyo Haweenayda Hogaaminaysay weftiga Maraykanka, waxayna ka war bixiyeen waxyaabaha lagaga hadlay kulanka.

 
Halkan ka dhegeyso waxyaabaha laga wadahadlay.

Somaliland Office
ifo@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com