khamrigalaqabtayHargeysa(ANN)Maxkamadda darajada 1aad iyo 2aad ee Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta ku dhawaaqay Xukuno ay ku riday eedaysanayaal ciidanka boolisku soo qabteen oo lagu eedeeyay inay ka ganacsanayeen Maandooriyaha Khamriga, kuwaas oo Boolisku Maxkamadda hor keeneen Khamrigaa oo laga buuxiyay shirikaamo iyo gaadhigii uu saarnaa.
Halkan Ka Daawo Go’aanka Maxkamadda iyo muuqaalka Khamriga la qabtay Riix.

shirikaano khamri
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com