Araweelo News Network

Laascaanood(ANN)-Murrashaxa Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isu Soo baxa KULMIYE ee maalintii Shanaad kala qaybgalay kumanaan shacbiga reer Laascaanood.

 

Murrashax Muuse Biixi, wuxuu khudbad u jeediyay taageerayaasha isugu soo baxay maanta halkaa, kuwaas oo muujinayay cududdooda.

Halkan Ka Daawo Khudbada Mujaahid Muuse Biixi.