Araweelo News Network


Oslo(ANNh-Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Cirro Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Wadddani ayaa Khudbad Ruxday Dareenka Jaaliyadda Norway waxay Uga Jeediyeen Munaasibad Bilan oo Lagu Qabtay Magaaladda Oslo.

Sidoo Kale Waxaa Munaasibada Loo Sameeyay Hogaanka Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ka Hadlay Xubnaha Madaxda Xisbiga Waddani ee Dalka Norway Iyo Xubno ka mid ah Weftiga Murashax C.raxmaan Cirro iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X.Xasan.