musharaxJamaalHargeysa(ANN)Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen oo kusoo laabtay dalka, kadib safar dibbada ah oo mudooyinkan uu kaga maqnaa dalka, ayaa ka hadlay xaaladda xiligan ee dalka iyo khilaafka Xisbul-xaakimka ee KULMIYE.

Mr. Jamaal Cali Xuseen oo maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport ee Hargeysa,waxa si weyn ugu soo dhoweeyay halkaa masuuliyiinta Xisbiga UCID, Taageerayaal xisbiga ah, Salaadiin iyo madaxdhaqameed baddan.

Musharaxa Xisbiga UCID ee Madaxweynaha, Mr. jamaal, wuxuu ka hadlay arrimo baddan, isagoo si gaar ah uga hadlay xaalada dalka ee xiligan iyo khilaafka ka aloosan shirka golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.
Halkan Ka Daawo arrimaha uu ka hadlay Jamaal Cali Xuseen Riix.

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380