Hargeysa (ANN)- Wasaaradda horrumarinta Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay farriin ay la wadaagay muwaadiniinta oo tilmaamaysa waajibaadka cashuurta, taas oo si gaar ah u sharaxysa sharciyada Cashuurta Tigidhada iyo xeerarka waajibiyay.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Muuqaal kooban oo loogu sharaxyo muwaadiniinta sharciyada Cashuurta Tigidhada iyo noocyada ay ku waajibtay ayaa lagu sharaxay muuqaalka fariintan hoose.

Muwaadin Baro oo Bixi Cashuurta

 

Halkan Ka Daawo Muuqaalka