Hargaysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland iyo Xafiiska Imtixaanaadka Shahaadiga ah, ayaa shaaciyay natiijada rasmiga ah  ee Imtixaanka Sannad Dugsiyeedka 2017-2018 .

Munaasibad Kooban oo lagu qabtay Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa lagu Shaaciyay natiijada Imtixaanaadkii Qaranka .

Halkan Ka Daawo Warkaa oo dhamaystiran