Prof samatarBerbera(ANN)Prof. Axmed Ismaaciil samatar oo muddooyinkan Socdaal ku marayay Gobolada iyo Degmooyinka Dalka ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Dekedda ah ee Berbera, halkaas oo uu khudbad ku saabsan siyaasadda Arimaha Dibadda ee Somaliland uga jeediyey Ardayda dhigata jaamacadda Badda ee Magaalada Berbera.

 

 

 

 

Halkan Ka Daawo Qudbada Prof. Samatar Riix.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com