150420075727_mogadishu_attack_624x351_ap_nocreditHargeysa(ANN)Qarax lagu hoobtay, ayaa ka dhacay good dhowayd Maqaaxi ku taal badhtamaha magaalada oo dadku aad u yimaadaan.kaddib markii halkaa Lagu qarxiyay Baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Wararka hordhaca ee  ka imanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in ugu yaraan 11 of, iyadoo tiro  intaa ka baddan dhaawacyo kala duwan soon gaadheen, kuwaas oo dhaawacyadooda loola cara ray Cusbitaaladda.

Wixii kasoo kordha Kala soco Araweelonews.com