150726134634_jazeera_640x360__nocreditMuqdisho(ANN)Qarax weyn oo ka dhacay Huteelka Al Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare dhimasho ilaa inta la ogyahay 10 qof  iyo dhaawac intaa ka baddan sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah ee Ka imanaya magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo dhacay goordhowayd ayaa loo adeegsaday gaadhi xamuul ah, kaas oo gebi ahaanba dhulka la simay dhismaha Huteelkaa oo ka mid ah Kuwa ugu caansan magaalada muqdisho yihiin degan yihiin madaxda dawlada iyo diblamaasiyiinta.

Wixii kasoo kordha Kala soco Araweelo News Network.