Hargeysa(ANN)Qiimaha sarifka Dollarka ee lacagta qalaad, ayaa kneel share gaadhay muddooyinkii u danbeeyay Suuqyada sarifka ee magaalada Hargeysa, iyadoo qiimuhu malinba maalinta ka danbaysa kir u sii kacayo.
ganacsiga IMG_20150527_092639
Weriye ka tirsan shebekada Araweelo News Network, ayaa booqday suuqa ugu weyn sarifka lacagaha ee Hargeysa, wuxuuna ka diyaariyay warbixin la xidhiidha arrintaa oo aanu good dhow insha allaah idiin soon gudbin doono.

IMG_20150527_092708IMG_20150527_092624