Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan Xaaji CaliHargeysa(ANN)Maxkamadda Sare ee Somaliland oo ah Hay’adda sharci ee ugu saraysa dalka, ayaa go’aan kasoo saartay dacwad Axsaabta Mucaaradku u gudbiyeen oo la xidhiidhay qorshe ay ku doonayeen in ay qabtaan shirweyne qaran, kaas oo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaaantay mid qaanuunka iyo dastuurka dalka ka hor imanaya, isla markaana dalka ku celinaya nidaam beeleedkii laga soo gudbay.

Hase yeeshee Labada Xisbi Mucaarad ayaa dacwad ay ku dalbanayaan shirweynaha qaran ee xukuumaddu hor istaagtay u gudbiyay Maxkamadda sare, wxayna maxkamaddu soo saartay Khamiistii qodobadan hoos ku qoran:-
qaraarka Maxkamadda sare 1

Qaraarka Maxkamadda Sare ee Somaliland

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.