omar abdirashiidMogadishu(ANN)Raysal wasaaraha Somalia Cabdirashiid Cumar, ayaa aqblay soo jeedinta Baarlamaanka ee ahayd inuu soo dhiso xukuumad tayo leh oo aan si gaar ah ugu xidhnayn koox, wuuxuna qoraal si cad ugu muujiyay inuu toxgeliyay soo jeedinta talooyinka Baarlamaanka ee Golihii Wasiiradda cusub ee uu todobaadkii hore magcaabay.

Qoraal Raysal wasaaruhu ku aqbalay arrintaa ayaa u qornaa sidan;

dib ula noqosho