Somaliland President Ahmed Silanyo and Ambassador Geert Aagaard Andersen

Somaliland President Ahmed Silanyo and Ambassador Geert Aagaard Andersen

Hargeysa(ANN)Safiirka Dawlada Denmark ee Nairobi Ambassador Geert Aagaard Andersen oo booqasho ku yimi Somaliland Khamiistii 25 Jun 2015, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku qaabilay xafiiskiisa.

kulanka1
Lama ogga waxyaabaha ay ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Nairobi, balse kulankaa oo aanay saxaafadu goob joog ka ahayn markii uu dhamaaday waxa warbaahinta wadajir ula hadlay Ambassador Geert Aagaard Andersen iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.

Somaliland Ministry of Foreign Affairs and Ambassador Geert Aagaard Andersen

Somaliland Ministry of Foreign Affairs and Ambassador Geert Aagaard Andersen

Halkan Ka Dhegeyso codka

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews