safirka talyanigaee Somaliland iyo somalia

 

 

 

 

 

 

Hargeysa(ANN)Safiirka Talyaaniga u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somalia Ambassador Fabrizio Marcell, ayaa booqasho ku yimi galabta Somaliland, waxaana safiirka kusoo dhoweeyay Madaarka caalamiga ah ee Egal international Hargeysa kusoo dhoweeyay Wasiir Dawlaha Arrimaha Dibadda Somaliland Muwliid Maxamed Karaani iyo saraakiil kale.
Ujeedada Booqashada Ambassador Fabrizio Marcell lee Hargeysa, ayaa lagu sheegay mid dhawr maalmood ah, taas oo la xidhiidha shir caalami ah oo lagaga hadlayo arrimaha Amaanka oo sida Ambassador Marcell sheegay ay ka qaybgelayaan Dalalka mandaqada, isla markana Somaliland lagu siin doono shahaado caalami ah.
Halkan Ka Daawo warka oo dhamaystiran Riix.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com