madaxweynaha iyo safirka turkiga
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Ambassador. Olgan Bekar.
safirka turkiga iyo wasir xirsi oo warbaahinta la hadlaya

Madaxweynaha waxa ku weheliyay kulankaas Wasiirada kala ah Qorshaynta, Madaxtooyada, Arrimaha gudaha, Maaliyada, wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, waxaana markii uu dhamaaday kulanku warbaahinta wada jir ula hadlay Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Safiirka Turkiga Olgan Bekar.
safirkaturkiga iyo wasir xirsi

Halkan Ka Dhegayso hadalka labada Masuul Riix.110106_002
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews