Hargeysa(ANN)-Salaadiinta Gobolka Maroodi-jeex, ayaa ka tacsiyeeyay shacbiga Somaliland iyo qoyskii uu ka baxay Allah ha u naxariistee Marxuum Xaaji Cxabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo shalay aas qaran loogu sameeyay deegaanka Toon ee Koonfurta Magaalada Hargeysa.

Salaadiinta oo ka murugaysan geerida marxuum Xaaji cabdikariim oo ahaa Oday nabadeed ka tirsan golaha guurtida Somaliland oo si weyn loo yaqaanay geyiga Soomaalida, waxay dhanbaalka tacsida ah ku yidhaandeen sidan:

halkan ka Daawo.