Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Shirkada Isgaadhiisnta casriga ah ee Telesom, ayaa ka hadashay xaalada lacagta Shillinka Somaliland ee xiligan iyo doorkeeda.

Sidaana waxa shaaciyay Madaxa Suuq-geynta ee shirkaddaa Cabdiraxmaan Aadan Ismaaciil oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, wuxuuna ka waramay xaalada Shillinka Somaliland iyo sidii loo kobcin lahaa, isagoo dhinaca kale bulshada ugu bushaareeyay in ay adeegyada ay u baahan yihiin diyaar ugu yihiin xarumaha shirkadda ee magaalooyinka dalka.

 

 

Halkan ka Daawo Shirkada Telesom oo ka hadashay arrimahaa.