Araweelo News Network

Nairibi(ANN)-Shirkadda Dahabshiil’ ayaa heshiis la gashay
Shirkaddo Waaweyn oo Laga leeyahay Dalalka Qadar, kuwaas oo maalgashi Ka samaynaya Dalka Kenya.

Maamulaha guud Shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa Ka Hadlay guulaha heshiskaa.

Halkan Ka Daawo.