Araweelo News Network

Cabdiwahaab Maax

Hargeysa(ANN)-Shirkadda Telesom, ayaa ka hadashay sida ay diyaarka ugu tahay kor u qaadista qiimaha lacagta Somaliland ee Shillinka.

Sidoo kale, waxay ka hadhay xiliga uu istaagayo Isticmaalka adeega 886 ee Isku bedelka, iyadoo shirkadu fulinaysa go’aan kii xukuumadda Somaliland.

Agaasimaha Waaxda Xidhiidhka Iyo Horumarinta Bulshada ee shirkadda Telesom Cabdiwaah Maax Maxamuud, ayaa ka hadlay arrimahaa Iyo kuwo kale.

Halkan ka Daawo: