Araweelo_News_Network

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Horrumarinta Somaliland ayaa soo saartay Digniin ku waajahan muwaadiniinta.

Digniinta ay soo saartay  wasaaradda Maaliyadda ayaa qayb ka ah dar-dar gelinta waajibaadkeeda shaqo ee ururrinta Dakhliga cashuuraha.

Muuqaalka oo ah muhiim u ah muwaadiniinta Somaliland  halkan hoose ka dhegayso.