Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Sahaminta Shidaalka dalka oo muddo dhawr sannadood ah horyaalay gollaha, kaas oo ay soo diyaariyeen qandaraaslayaal ajaanib ah oo aannay ka madhanayn shirkaddaha ajaanibka ah ee danaynaya shidaalka iyo khayraadka ku jira geyiga Somaliland.

Halkan Ka Daawo .