Somaliland: Guddoomiye Faysal Oo Ku Hanjabay In Xubnaha UCID Ee Heshiiska La Galay Xisbiga KULMIYE Waayayaan Xildhibaannimada

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ku tilmaamay sharcidaro koox xildhibaano ka mid ah xubnaha uag soo baxay doorashadii gollaha wakiillada ee 31 May 2021, kuwaas oo hesiish la saxeexday shalay xisbiga muxaafidka KULMIYE. Eng; … Continue reading Somaliland: Guddoomiye Faysal Oo Ku Hanjabay In Xubnaha UCID Ee Heshiiska La Galay Xisbiga KULMIYE Waayayaan Xildhibaannimada