Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay munaasibad kooban oo loo qabtay xuska 29-guuradii Somaliland oo lagu qabtay maanta Miiska Saraakiisha ee Hargeysa.

Madaxweynuhu, wuxuu khudabadiisa kaga hadlay arrimo badan oo la xidhiidha xaaladda xilligan ee dalka, dhinacyada dhaqaalaha Siyaasada iyo waxyaabihii ay qabatay xukuumaddiisu mudadii ay jirtay.

Halkan Ka Daawo Khudbada oo dhamaystiran

Somaliland: Khudbada Madaxweynaha 29-Guurada 18May Oo Muuqaal Ah