Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)- Komishanka doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay tirada Codbixiyayaasha heer Goob-doorasho ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee  2017.

 

Warkaas oo faahfaahsan kaga bogo lifaaqan hoos ku xusan ee goobaha dalka Iyo tirada goob walba qaadatay Kaadhka codbixinta.

Tirada Codbixiyayaasha heer Goob-Doorasho ee Dooroshada Madaxtooyeda JSL 2017-2