Hargeysa(ANN)-Machadka Saalaxu-diin oo lagu baranayo Diinta Islaamka, ayaa lagu baranayaa Quraanka Kariimka ah iyo Casharo kale oo la xidhiidha Arrimaha Diinta.

Machadka, ayaa loogu tala galay dadka danyarta ah Iyo Agoomaha aan awoodin innay hellaan waxbarasho.

Halkan ka Daawo munaasibada furitaanka oo dhsmaystiran.