Hargeysa (ANN)- Madaxweyneha Jamhuuriyadda Somaliland  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa hada ka hadlay rabshadaha ka socda Boorama ee gobolka Awdal kaddib markii uu uga sii sadaray amarkii xalay  iyo Go’aanka hore ee xukuumadda.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Xiisadda  ka dhalatay go’aanka xukuumaddu soo saartay habeen hore ee bandhiga Buugga Xeer Ciise ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac iyo  dhismayaasha Haya’ddaha dawladda oo la gubay.

Madaxweynaha ayaa mar kale ka laabtay Go’aanka kadib dhawaaqa xalay oo noqday mid aan waxba ka bedelin Xiisadda, wuxuu mar kale maanta soo saaray go’aan gebi ahaan lagu joojinayo bandhiga Buugga Xeer Ciise ee la doonayay in lagu soo bandhigo Saylac.

Go’aanka Madaxweynaha iyo asbaabaha uu u cusday halkan hoose ka akhri.

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Follow us or Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

Join our Telegram Channel https://t.me//araweelonews

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews