#Somaliland: Madaxweynahe #Biixi Oo Ka Hadlay Loollanka Shirguddoonka #Wakiillada Iyo  #Maayarada Dalka Waxa #Xukuumaddiisa Uga #Qorshaysan

Araweelo News Network.   #Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha #Jamhuuriyadda #Somaliland,  Muuse #Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay loollanka loogu jiro shirguddoonka #wakiillada iyo #Maayarada dalka oo ay labada Xisbi Mucaarad si cad u shaaciyeen in ay qaybsanaayan, isla markaana ay ku yihiin arrintaa heshiis. … Continue reading #Somaliland: Madaxweynahe #Biixi Oo Ka Hadlay Loollanka Shirguddoonka #Wakiillada Iyo  #Maayarada Dalka Waxa #Xukuumaddiisa Uga #Qorshaysan