Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirradiisa Oo Loollanka Shirguddoonka Gollaha Wakiillada Ka Bilaabay Madaxtooyadda

Araweelo News Network. Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi, Doorashadii Iyo Guuldarada Xisbiga KULMIYE, ? Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka dhawaajiyay loollanka Xukuumaddiisa iyo Xisbiga uu Guddoomiyaha u yahay ee KULMIYE, ugu jiraan hanashada shirgudoonka gollaha Wakiillada … Continue reading Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirradiisa Oo Loollanka Shirguddoonka Gollaha Wakiillada Ka Bilaabay Madaxtooyadda