Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad ka jeediyay maanta dufcaddii 2aad ee shaqa Qaran oo muddo saddex Bilood ah tababar ugu socday Dararweyne.

Madaxweyne Biixi oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golihiisa Wasiirada, Taliyayaasha Ciidamada, Maamulka iyo taliska Akademiayada Shaq Qaran, Marti-sharafta kale, wuxuu halkaa ka jeediyay Khudbad dar-daaran ah oo ku waajahnayd dufcadda 2aad ee shaqa Qaran oo isugu jiray (gabdho iyo wiilalba),  dhammaystay tababarka.

Khudbadda Madaxweynaha ee xidhitaanka tababrka dafcadii labaad ee Shaqa Qaran halkan Ka Daawo.